Suche einschränken:
Zur Kasse

2 Ergebnisse.

Ismaaciil Mire

Cali Idaajaa, Axmed F.
Ismaaciil Mire
Ismaaciil Mire Cilmi geesinnimo ayuu ku sheegganaa, gabay quluud leh waa lagu yiqiin, markii looga baahdana talo fiican ayaa looga baxsan jirey. Taariikhda Daraawiisheed, in yarba ha ahaatee, qofkii wax ka yaqaani Ismaaciil Mire wuu garanayaa, kamana dahsoona kaalintii weyneyd ee uu kaga jirey dagaalkii dheeraa ee dhex-maray Daraawiish oo dhinac ah iyo Ingiriis iyo gaashaan-buurtiisii intii u dhexaysey 1899-1920kii.Tan oo ah daabacaaddii labaa...

CHF 26.90

Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Qeybta 1

Cali Idaajaa, Axmed F.
Silsiladda Xulka Suugaanta Soomaalida: Qeybta 1
Buuggan ku hor-yaal (Qaybta 1d) iyo kuwa la eyniga ah ee xigaaba waxay xanbaarsan yihiin qoraallo silsilad ah oo kala duwan, hase ahaatee, ku wada saabsan suugaantii hore ee Soomaaliyeed qaybo ka mid ah, hadday tix ahayd iyo hadday tiraab-faneed ahaydba. Dhammaan waxay ku salaysan yihiin barnaamijyo Dhaqanka iyo Hiddaha Soomaalida aan kaga faalloon jirey, kana baxay idaacadaha Afsoomaaliga ku hadla qaarkood sida Raadyo Muqdisho, Raadyo Hargeys...

CHF 22.50